Suuqa Madiina (Suuq wayne) waa suuq ku yaalo degmada Madiina ee gobolka Banaadir. waxee ka midtahay labada suuq ee degmada leedahay oo kala ah suuqa boocle iyo suuqa madiina.