Suun (dhar)
Suun (dhar) (Af Ingiriis : belt (cloth); Af Carabi : ar) waa suun balaadhan oo lagu xidho dhexda si loo adkeeyo surwaalka isla markaana u saxo xaragada iyo labiska qofkaasi xidhan suunka.[1]
Hordhac
Suunku wuxuu ka mid ahaa dharka dadka, gaar ahaan raga, tan ilaa wakhtiyo aad u horeeysay.[2]
Muuqaal
Sidoo kale fiiri
- Suun
- Suun (dhar)
- Suun (makaanik)
- „Suunka runta” wuxuu matalaa runta laga helay Erayga Ilaahay
Xigasho
- ↑ D.M. Fitzgerald Boxing's Most Wanted: The Top 10 Book of Champs, Chumps, and Punch-Drunk Palookas, Potomac Books, page 1939
- ↑ By Rhys Jenkins, Newcomen Society, (1971). Links in the History of Engineering and Technology from Tudor Times, Ayer Publishing. Page 34, ISBN 0-8369-2167-4.