Suubbis waa diiwaan-haye ku xeel-dheer internet-ka Soomaaliga ah iyo shirkadda martigelinta websaydhada waana mid ka mid ah diiwaan-gashooyinka tirada yar ee ay aqoonsan tahay Xarunta Macluumaadka Qaranka Soomaaliya [1] oo xaruntiisu tahay Muqdisho, Soomaaliya [2]

Suubbis
Shirkad gaar ah
La aasaasay2018 (2018)
XaruntaMuqdisho, Soomaaliya
Dadka muhiimka ah
Ibrahim M. Noor
AdeegyadaDomain Registrar, Web Hosting, Digital Marketing, SSL Certificates, Small Businesses, Web Design.
WebsiteSuubbis

Notes wax ka badal