Sumad xisaabeed

(Waxaa laga soo toosiyay Sumad xisaabed)
Sumada calaamad Macnaheeda Sida loo adeegsado Tusaale
= la mid ah Waxaa loo isticmaalaa is ber ber dhigga 8 + 2 == 10, 10 == 10
lama eka Waxaa loo isticmaalaa diidmo in aaneey la ekayn 2 + 9 ≠ 12
+ Isku dar ama isu gayn Togan waxaa loo isticmaalaa wadarta laba tiro iyo wixii kabadan 6 + 5 = 11
- kala goyn ama kala jarid Taban waxaa loo isticmaalaa Farqiga laba tiro 9 - 3 = 6
< Ka yer Waxa ay kutusaysaa in uu qaybta midig ka wayntahay tan bidix 7 + 2 < 12
> Ka way Waxa ay kutusaysaa in uu qaybta Bidix ka wayntahay tan Midig 15 + 30 > 37
× Ku dhifasho Waxa ay sumad utahay isku dhifashada 5 × 6 = 30
÷ Uqaybin Calaamada uqaybinta 8 ÷ 2 = 4
: Ka ama kiiba waxaa loo isticmaalaa Saami 5 : 9
/ Kiiba Waxaa loo isticmaalaa laba walxood cabirkood 10 liter / h saacadiiba
± , ∓ Kuder kajer Waxa ay ka dhigantahay midba midka kale in uu ka jeranyahay 10 liter ± 1/2 liter
Ka yer ama la eg Marka la is ber ber dhigo waxaa wayn qaybta midig {2 , 5 , 6 , 7} ≤ {2 , 8 , 10}
ka wayn ama la eg tirada labada dhinac ku jirta oo isku mid ah {8 , 3 , 10} ≥ {4 , 5 , 6 , 3}
Xiriir lama leh waxa ay ka dhigantahay mid aan intaba ku jirin {n ∈ ℕ : 1 < n2 < 4} = ∅
kama tirsana Qabtaan kama tirsana qaybta kale 12 ∉ {1 , 2}
Katirsan Qayb yer oo qaybta wayn ku dhex jirta {1 , 8 , [1] 1 , 5 , 78 , 10 , 1}
kama tirsana Ka tirsanaashada caksigeeda {1 , 5 , 10} ⊄ {6 , 30 , 8 , 70 , 9}
% Boqolkiiba waxaa lagu xisaaba tiro inta ay kala egtahay 100 kiiba 2% , 12 %
Kunkiiba Waa qiyaas kunkkba ah 2‰ 12‰
Ku dhowaad la eg Waxaa loo isticmaalaa tirada boqoleeyda ama jajabka 7.5 ≈ 8
π pi Waxaa loo soo gaabiyaa wareega Goobo dhexroor keeda = 3.14 ku dhowaad

Sumadaha kuwa sarsare wax ka badal

Sumadda Macnaheeda Sidala loo adeegsado Tusaale
Aaad bey uga badantahay Waxaa loo isticmaalaa laba tiro is barbar dhigidood oo is dhinac yaal Dhanka midig ayaa aad uga wayn dhanka bidix 2 ≪ 10000000
Aad bay uga yartaha waxaa loo isticmaalaa isber dhigid Dhanka bidix ayaa aad uga wayn dhanka midig 1000000 ≫ 2
Dhamaad maleh Waxaa loo isticmaalaa shaqo aan dhamaan {0 , 1 , 2 , 3 , 4 , ∞}
iskgoys Waxaa la dhax dhigaa laba qaybood oo meel iska jara {8 , 7 , 9 , 1} ∩ {5 , 9 , 4 , 7} = {7 , 9}
Xidid gelin Waxaa gadaal laga dhigaa xisaabaha xidika lageliyo 4 - 2 = 2 ama 4√
| | Qiyaas / Qiima lagu siiye Oo la dhax geliyey laba dhidib | -8 | = 8
Kulan Waxaa la dhex geliyaa laba qaybood ee la donayo ina la isku daro unugyo kaimd ah {5 , 3 , 2} ∪{8 , 2 , 9} = {5 , 3 , 2 , 8 , 9 }


Astaamaha Joomatiriga wax ka badal

Tani waa qayb kamid ah Astaamaha ama (Sumad) Joomatiriga.

Sumadda Macnaheeda Adeegsiga Meelaha
// Berberro Waxaa la geliyaa l

aba dhinac ama laba xariir oo isberber socda || B C // DA

Ku qotoma Waxaa la geliyaa laba dhinac oo isku qotama ee samaynaya Xalka quma ama toosan ama 4 isku beegan x y ⊥ nc
Isku beegma Waxaa lagu muujiyaa laba sawir ama laba dhinac ay isla egyihiin dhianacyeda ama xalaha AB ≡ XY
π Pi Pi ama madoorsoome lagu xisaabo wareega goobo waxaana lugu qiyaasaa 3.14 ( )   ــــــــــــ
° Darajo Waxaa lagu cabiraa kuleelka ama xaglaha Qiyaasta xagasha waa m = 50°
Saddax-xagal waxaa loo soo gaabiyaa erayka Saddax-xagal ∆ abc ≡ def
Goobo soo gaabinta erayga Goobo ○ B dhexroorkeedu waa 2cm
Labajibaarane soo gaabinta erayga Labajibaarane □ abcd ≡ d h c x