Sports Illustrated Swimsuit Issue
Sports Illustrated Swimsuit Issue waxaa sanad walba daabaca majaladda Sports Illustrated waxayna soo bandhigtaa moodelyasha moodada dumarka, dadka caanka ah iyo cayaartoyda xiran dharka dabaasha ee meelo kala duwan oo aduunka ah.[1] Markii ugu horreysay ee la daabacay 1964-kii, waxaa lagu tiriyaa inay samaysay bikini-ga, oo la allifay 1946-kii,[2] dhar sharci ah.[3]
Editor | M. J. Day |
---|---|
Categories | Maajala |
Frequency | Sannadkii |
First issue | Janaayo 20, 1964 |
Company | Sports Illustrated (Authentic Brands Group) |
Country | Maraykanka |
Language | Ingiriis |
Website | si.com/swimsuit |
Tix
wax ka badal- ↑ Curtis, Bryan (February 16, 2005). Washington Post. Newsweek Interactive Co. LLC http://www.slate.com/id/2113612/. Soo qaatay November 11, 2007. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Hoover, Elizabeth D. (July 5, 2006). American Heritage Inc https://web.archive.org/web/20070909195749/http://www.americanheritage.com/articles/web/20060705-bikini-swimming-suit-louis-reard-micheline-bernardini-paris-brigitte-bardot.shtml. Waxaa laga kaydiyay the original September 9, 2007. Soo qaatay November 13, 2007. Barameter aan la aqoon
|url-status=
ignored (caawin); Maqan ama ebar|title=
(caawin) - ↑ Mendelsohn, Aline (July 23, 2006). https://web.archive.org/web/20080706155241/http://www.journalstar.com/articles/2006/07/28/sunday_am/doc44bec4c0d94a5233525588.txt. Waxaa laga kaydiyay the original July 6, 2008. Soo qaatay November 13, 2007. Barameter aan la aqoon
|url-status=
ignored (caawin); Maqan ama ebar|title=
(caawin)