Soomaalida Iswiidhan waa Soomaalida ku nool Dalka Iswiidhan ee heysta dhalashada wadankaas iyo kuwa ku dhashay Iswiidhan ee asalkooda ka soo jeedo Dalka Soomaaliya.

Soomaalida Iswiidhan
Somalis in Sweden
Somalier i Sverige
   >1.5%
  1–1.5%
  0.75–0.99%
  0.5–0.74%
  <0.5%
Thiinada guud ee dadka
99,697 (2019)
Luqada

Soomaali

Diinta

Sunni Islam

Rinkeby, Stockholm.

Dadka iswiidhishka ee asal ahaan somali ah wax ka badal

Linkiga Caddaynta wax ka badal