Soo ridida ilmuhu waxey ka dhigan tahay in la joojiyo uurka. Qof dilidda iyo soo rididda ilmaha waa qalad.

Ilmo soo rididda si ula kac ah ayaa loo sameeyaa si loo dhimo ilmaha aan weli dhalan. Ma aha shil ama natiijada falcelinta dabiiciga ah ee jidhka bini'aadamka. Laga soo bilaabo wakhtiga rimidda, ilmuhu ma aha oo kaliya qayb kale oo ka mid ah jidhka hooyada. Ilmuhu waa qof gooni ah.[1]

Cunug aan dhalan qiimo badan buu Ilaahay indhihiisa ku leeyahay. Sigaar cabidda waqtiga uurka ilmaha wuu u xun yahay. Ilaahay waxa uu u arkaa nolosha bini'aadamka in ay ka bilaabato rimidda.[2]

Waa qalad in ilmo layska soo rido. Noloshu waa hibo xagga Eebbe ka yimid. Wuxuu u arkaa nolosha oo dhan inay qaali tahay, oo ay ku jirto nolosha ilmaha uurka ku jira. Markaa haddii qof si badheedh ah u dilo ilmo aan dhalan, taasi waxay noqonaysaa dil.

Tix wax ka badal

  1. Abortion
  2. Ixtiraam Hadiyadda Nolosha