Soo noolaynta af cibriga waxa ay ka dhacday Yurub iyo Falastiin dhammaadkii qarnigii 19-aad iyo ilaa qarnigii 20aad, taas oo adeegsiga luqadda uu ka beddelay af xurmad ku leh Yuhuudda oo loo beddelay af lugu hadlo oo qoran oo loo isticmaalo nolol maalmeedka dadka ku nool Israa'iil. Qorshuhu wuxu bilowdey marki yuhuuda daafaha dunida oo hal meer kuso wada uruuran iyago ka helaaya so dhoweyn bulshada yuhuuda ahayd oo joogtey Falastiin