Silsiladii Guba

Wasmo iyo ninkii diindan waa laysku daayaaye

Marna waano haka yeelin ruux waalidaa roone

Wacal wiil adigoo dhalaa waylax ka haboone

Ha war warin marbaad guursan oo maalin walaglayne