Siigeysi

Biyaha oo gacanta lagu soo dajiyo

Siigeysiga micnihiisu waxa waaye in dareenka xubnaha taranka lagu kiciyo salaax ama taataabasho si loo gaaro raaxeysi xallad ah oo lagu qanco. Wiilasha iyo nimanku waxay badanaa ku gaaraan salaaxa guska, halka gabdhaha iyo naaguhu farafareeyaan kintirka iyo daloolka siilka.