Heesta Shimbirtii

File:Jubba11.jpg
Fanaanka C.Qaadir Juba.

Heesta Shimbirtii waa hees ka mid ah suugaanta Soomaaliyeed midaasi oo uu ku luuqeeyo fanaanka C.Qadir Macalin Jubba.

Heesta oo dhowr jeer la cusbooneysiiyay muusigeeda ayaa ereyadeedu u qoran yihiin sidan:

Shimbirtii Aaminkaan Dirsaday

Ilaalay kuu gu timid

Amaan bay kaa qortee Haa

Waxay ii sheegtay aniga

Ogaysiiskaan ka helayeee


Gacmahii baa kuu adeegay

Uurkii baa Nabad kugu seexday

Afkii baa kugu hadaaqay

Indhahii baa Indhahii baa

Indhahii baa kuu lugeelay

Shimbirtii Aaminkaan Dirsaday

Waxay ku keentay Ubax

Fariin adag bay sidaa

Ujeedaan kaa lahaa

oo anay iga tahay wakiil

Naftaa ku iloowi wayday

Nagahii baa kaa ildoowin

Jacayl baan kugu awuurtay

Caqligii ar Caqligii

Caqligii Baa kula shaqeeyay

Heesta waxaad cod ahaan ka dhegaysan kartaa Halkan