Shiiqaal Jaziira: waxay ka mid yihiin dadka la magac baxay shiiqaal gaar ahan Reer Xaaji Ba Xassan iyo deegaanka ama meesha ay kuzoo dageen oo lagu magacaabo Jaziira sidaas darted ay waa shiiqaal aad iyo aad u facweyn taariikhdeeda shiiqaal jaziira waxay degtaa Gobolada soomaaliyeed waxayna aad uuga badan yiihiin: 1-Gobolka Shabeelada hoose;

1-Jaziira 2-Dhanaane 3-Mareerey 4-Marka xaafada awballe 5-Janaale 6-Ugunji 7-Jeerow 8-Qoryooley 9-Baraawe iyo deegaanada hoos tegaa 10-Shalambood 2-Gobolka Bay;

1-Baydhabo 2-Buurhakabo 3-Degaanka Moolmaad 3-Gobolka Banadir:

1-Xamarweyn 2-Waaberi 3-Kaxda 4-Wadajir 5-Dharkeenley 6-Shibis 7-Xamar-jajab 4-Gobolka Gedo: Baardheere iyo degaano kale 5:Gobolka Bakool :Xuddur iyo degaano kale

Shiiqaal Jaziira waxay qeyb wayn ka soo qaadatay faafinta diinta islaamka Qarnigii 6xaad Hejriyada ayaa soomaalay soo gaartay

shiiqaal jaziira ma ahan mid oo ka dhaxmuuqato Xaga Awood Qeybsiga

Shiiqaal Jaziira waxaay caan ku tahay in ay yihiin dag gaarsiiya Diinta fidiya

shiiqaal jaziira waxay ka koo bantahay 3 Lafood oo kala ah

Xassan (Reer Xaaji) ooo curad :

1-Aw Nuurow 2-Cusmaan Sheekh Baxar 3-Aw Qadhiib 4-Faqayow 5-Amiin Macalin Qaasim (Reer Qaasim):

1-Aw Cali 2-Obooy 3-Aw Mahdi 4-Aw Sacdi 5-Faqayow Maad (Reer Maad):

1-Amiin 2-Cumar Baxar 3-Sheekh Bilaan (Bilaal) iyo inta ay ka facmeen

wixii talo oo aad heysiin oona ku saabsan shiiqaal jaziira waad nugu soo hagaajin kartaa E-mail:shiiqaaljaziira@hotmail.com iyo facebook shiiqaaljaziira@hotmail.com

mahadsanidiin

Dhanka diinta magaalada muqdisho masjidka faca weyn arbacarukun awoowe ayuu ahaa qofkii ugu horeyay ee kitaab Ku aqriya dhanka cilmiga wakaaladii xooga korontada talyaaniga kadib waxaa mareye looga dhigay alaha u naxariistee muumin cabdi wakiilkii gobolka banaadir waqtigii daaqiliga alaha u naxariistee wuxuu ahaa clahi maxed saciid shiiqaal jaziira waxay qeyb wayn ka soo qaadatay faafinta diinta islaamka Qarnigii 6xaad Hejriyada ayaa soomaalay soo gaartay shiiqaal jaziira ma ahan mid oo ka dhaxmuuqato Xaga Awood Qeybsiga Powe Sharing shiiqaal jaziira waxaay caan ku tahay in ay yihiin dag gaarsiiya Diinta fidiya shiiqaal jaziira waxay ka koo bantahay 3 Lafood oo kala ah Xaaji ooo curad Qaasim Mahad Inshaalah Lasoco qeybo kale