Shiikhyaale wuxuu ahaa guuto ee Darawiish. Waxaa guutadaas ku jirey Bah gari ogaadeen Ali Geri (reer darawiish), Baharsame (reer darawiish), Qayaad (reer darawiish), Maxamuud Garaad (reer darawiish) iyo Xasan Ugaas (reer darawiish). Waxaa abaanduul u Caamir xasan shiikh nuur (Cagoole,)