Shigshigaaye (ingiriis: „speech disorder” ama „stuttering”) waa cudurka hadalka.


Dhowaan dunida jannay noqon doontaa. Ilaahay wuxuu ballanqaaday inuu dunida janno ka dhigi doono. Ilaahay wuu ballan qaaday: „Oo kuwa gangada leh carrabkooduna wuxuu diyaar u ahaan doonaa inuu bayaan u hadlo.”