Sheekh Yuusuf Al Kawnayn wa sheekhii Alifay Higaada Qur'aanka ee ay Sooomalida Isticmaasho Waana sheekhii Alifay Alif wax maleh BA hoos kaale TA kor ku lamaale THA korka sedexle JIN hoskaale HA wax Maleh KHA korkaale DEEL wax male DHAAL kor kaale RA waxmaleh ZA korkaale SIIN wax maleh SHIN kor ku sedexle SAAD wax ma leh DAAD kor kaale DHA wax ma leh THAAL kor kaale CEEN wax ma leh Qeeyn korkaale FA korkaale QAAF korku lamaale KAAF wax ma leh LAAN wax ma leh NUUN korkaale WAAW wax ma leh HA wax ma leh LAAN ALIF wax ma leh YA hoos ku lamaale.

In taas waxaa ku dhan xuruufihii afka carabiga ee lagu barto qurcaan kariimka ah. 

Sidaan waxaa af soomaaliyeeyey allah ha u naxriistee sheekh Yuusuf Al Kawnayn asagoo markaas isticmaalayey afka soomaaliga. Taas oo ay u fududeeysey ardeydii xiligaa uu wax barayey mudo kooban in ay kuqoraan ay na ku akhriyaan Qurcaan kariimka.

SH Yuusuf Kawnayn waxa uu la dhashay xasan al kawynayn oo ay ku abtirsadan awlaadii rasuulka scw ee ay iska dhaleen faadumo rasuul iyo sayidinaa Cali RC, gaar ahaan Faracii Xasan iyo xuseem oo loo yaqaan (Asharaaf) ama aalu cabo, fiqi Cumar oo la socdayna waxa uu ku abtirsadaa Abuu bakar sidiiq RC, kawneyn oo ka yimid dhulka Xijaz iyo shaam ka dibne ku guursaday somaaliya, isku soo wada duub SH YUUSUF KAWNAYN Allah ha u naxriistee hindisaadisa alif wax maleh waxaa ka faaideystey dhamaan dadka ku hadla afka somaliga meel weliba oo ay joogan. Ma jiro gof ku hadla afka somaliga ee uu wax kusoo baranin hingadi uu sameeyey SH YUUSUF KAWNAYN Allah ha u naxriistee . hadii lahelo waa dhif waayo dadyowga somaliyeed ma kala laheyn degaan iyo magaalo ay kala degi jireen sababtoo ah waxey ahaayeen dad reer guraa ah hadba u guura halka ay ooga heli karaan xoolahoodi biyo iyo baad. shiikha wuxuu ku aasanyahay seylac ee ah woqoyiga somalia. Sheikh Yuusuf al-kawnayn wuxuu beel ahaan kasoo jeedaa beesaha Asharaaf Sheekh Yuusuf Al Kawnayn wa sheekhii Alifay Higaada Qur'aanka ee ay Sooomalida Isticmaasho Waana sheekhii Alifay Alif wax maleh BA hoos kaale TA kor ku lamaale THA korka sedexle JIN hoskaale HA wax Maleh KHA korkaale DEEL wax male DHAAL kor kaale RA waxmaleh ZA korkaale SIIN wax maleh SHIN kor ku sedexle SAAD wax ma leh DAAD kor kaale DHA wax ma leh THAAL kor kaale CEEN wax ma leh Qeeyn korkaale FA korkaale QAAF korku lamaale KAAF wax ma leh LAAN wax ma leh NUUN korkaale WAAW wax ma leh HA wax ma leh LAAN ALIF wax ma leh YA hoos ku lamaale.

In taas waxaa ku dhan xuruufihii afka carabiga ee lagu barto qurcaan kariimka ah. Sidaan waxaa af soomaaliyeeyey allah ha u naxriistee sheekh Yuusuf Al Kawnayn asagoo markaas isticmaalayey afka soomaaliga. Taas oo ay u fududeeysey ardeydii xiligaa uu wax barayey mudo kooban in ay kuqoraan ay na ku akhriyaan Qurcaan kariimka.

SH Yuusuf Kawnayn waxa uu la dhashay xasan al kawynayn oo ay ku abtirsadan awlaadii rasuulka scw ee ay iska dhaleen faadumo rasuul iyo sayidinaa Cali RC, gaar ahaan Faracii Xasan iyo xuseem oo loo yaqaan (Asharaaf) ama aalu cabo, fiqi Cumar oo la socdayna waxa uu ku abtirsadaa Abuu bakar sidiiq RC, kawneyn oo ka yimid dhulka Xijaz iyo shaam ka dibne ku guursaday somaaliya, isku soo wada duub SH YUUSUF KAWNAYN Allah ha u naxriistee hindisaadisa alif wax maleh waxaa ka faaideystey dhamaan dadka ku hadla afka somaliga meel weliba oo ay joogan. Ma jiro gof ku hadla afka somaliga ee uu wax kusoo baranin hingadi uu sameeyey SH YUUSUF KAWNAYN Allah ha u naxriistee . hadii lahelo waa dhif waayo dadyowga somaliyeed ma kala laheyn degaan iyo magaalo ay kala degi jireen sababtoo ah waxey ahaayeen dad reer guraa ah hadba u guura halka ay ooga heli karaan xoolahoodi biyo iyo baad. shiikha wuxuu ku aasanyahay seylac ee ah woqoyiga somalia. Sheikh Yuusuf al-kawnayn wuxuu beel ahaan kasoo