Sheekh Mukhtaar Abu-Zubeyr

Ahmed Abdi Godaneأحمدعبد جودني dhashay10 July 1977 Hargeisa, SomaliaDied1 September 2014 (aged 37) Hawaay, SomaliaEthnicitySomaliKnown forEmir of Al-ShabaabReligionIslam (Salafism)Military careerAllegiance


 Al-Itihaad al-Islamiya (1990's-2006)

 Islamic Courts Union (2006-December 2007)

 al-Qaeda


 Al-Shabaab (December 2007–2014)Years of service1990s–2014RankEmir of al-Shabaab[1]Battles/wars

Somali Civil War

War in SomaliaSheekh Mukhtaar Cabdi Raxmaan Abu Zubeyr' waa amiiraka Xarakada Mujaahidiinta Alshabab ee Al-Qaacida la xiriira.Abu Zubeyr waa nin da' yar oo asal ahaan ka soo jeeda gobollada Waqooyiga Soomaaliya, ama ba Jamhuuriyadda gooni isutaagga ee Somaliland. Beel ahaan waxa uu ka soo jeedaa Beesha Isaaq.Saraakiil ka tirsan DFKMG ayaa sheegay in magaca rasmiga ee Abu Zubeyr uu yahay (Axmed), aabahiisana la yiraahdo (Cabdi Godane).Abu Zubeyr waa nin gabyaa ah oo aad isku qariya, sawiradiisa rasmiga ahna illaa iyo hadda lama haayo.