1. Shaxdu waa degmo ka tirsan 47 degmo ee puntalnd waxayna ka tirsantahay gobolka karkaar

Degmada shaxdu waxay ka mid tahay degmooyinkii ugu dameeyey ee puntlnd waxana la asaasay sanadkii 2004 tii

Shaaxdu waxay dhacdaa xududka gobolada sool nugaal karkaar iyo hayland

Waxana dega beesha cabdirixman harti (kaskiqabe)

Shaxdu wexey ku taala dhul daaqsimeed xoolo daqeena Waxayna bartamaha uga taala dooxada caanka ah ee isma daho