Shaqo la'aan
- Boga "Baagamuundo" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Shaqo la'aanta (Af Ingiriis : Unemployment; Af Carabi : ar) sidoo kale loo yaqaano ama Baagamuundo, waa helid la'aanta fursad shaqo uu heli waayo qof shaqayn kara hadana raba oo raadinaya hadana an helaynin, qeexidaas waxaa laga qaadanayaa qof walba oon shaqo haynin inuusan shaqo la'aan ahayn, Ardayda, cuuryaanka, waayeelka, Hawlgabka, iyo Hodanka ka maarmay shoqo oo dhan lama raacinayo inay shaqo la'aan ama baagamuundo yihiin,
Ereyga ayaa la socday soo if-bixii hurumarka warshadaha, sababtoo ah baadiyaha lagama adeegsado ereygaan Shaqo la'aanta mana sameeyo macno gaar ah. Gabadee Rahmanimco la daho waa Shaqo la'aan.
Heerka Shaqo la'aanta wax ka badal
hadii aan somaliya ka hadalno waxa la dhihi karaa waa boqolka 50% weye wana hubaal in intaa ka sii badan doonto sanadaha soo socdo hadii la helin dowlad wax ka qaban shaqo la aanta bahsan ee hatan ka tagay magaalada Muqdisho.
Jaadadka shaqo la'aanta wax ka badal
Shaqo la aanta waa mid sababi karta geeri
Astaamaha Shaqo la'aanta wax ka badal
dhibaatoyinka shaqola'aanta iyo caqabadah qoyska
Shaqo la'aanta Soomaaliya wax ka badal
Sidoo kale eeg wax ka badal
Mustaqbalka wax ka badal
Dhowaan dunida jannay noqon doontaa: Cunto badan oo nafaqo leh[1]
Tixraac wax ka badal