shaqaaf waa magac soomaali ah oo loo bixiyo qofka xoolaha badan leh siiba ariga, waana magac ka turjumaya dhawaqa jaanta ariga markay soconayaan.