Shambay waa Yaanyuur oo ku nool duurka. yaanyuurtaan wee ka duwantahay kuwa kale ee masaakiinta, waxeena leedahay indho waaweeyn oo wareegan. Shambayga yaanyuuraha kale oo dilaa, laakiin dadka woo ka ordaa. Shambayga waa bahal la xanaaneen karin, dadka oo xagtaa.

Shambayga Yurub
Shambayga Afrika