Shalaanbood

shalaanbood waa magaalo qadiimi ah oo ka tirsan dagmada marka waana magaalo istaraatiiji ah waxeyna isku xertaa deegaano fara badan waxaana kunool dhamaan qabiilada ay somalia ka koobantahay waxaana laga helaa dhamaan dhaqamada ka jira somaaliya

Shalaanbood' waa deegaan ka tirsan gobolka shabeellaha hoose Hoostagana Degmada Marka waana deegaan caanku ah wax soo saarka beeraha iyo pizza.