Sedjibeke

Sedjibeke
Sedjibeke

Saddexjibaarane (cube) Waxa uu leeyahay 6 dhinac oo isku beegan, 12 gees, 8 xagal dhamaantoodna dhinac kasta waa qaab labajibaaren ah, Xaglahiisuna waa kuwa quman, Balacyada oo dhanna waa isla egyihiin.

Mugga Sedjibeke waxaa lagu helaa adigoo isku dhufta :

sedjibeke dhaqdhaqaaqaya
sedjibeke dhaqdhaqaaqaya

Qaacidada wax ka badal

Seddex jibaarnaha waxaa loo eegaa geesaha inta ay isku jiraan d,

Bedka  
Mugga  
Isku beegnaanta xarriiqda  
Firaaqada isgoosyada  
Dhexroorka kagac Goobo  
Goobo gacan keeda taabanaya dhinacyada oo dhan  
Kubad taabaneeysa dhamaan dhiancyada  
Xaglo isku dhafan