Saydaa ama Saydun (Reer aw xasan waa beel kamid ah, Af Ingiriis : Sidon) waa magaalada sadexaad ee ugu weyn wadanka Lubnaan, waxay ka mid tahay magaalooyinka caalamka ugu qadiimsan, koonfurta lubnaan ayay ku taal waxayna saarantahay Badda Cad.