Open main menu

Sanad Maalin Dheer waa sano tirada maalmaheedu yihiin 366 maalin iyadoo la ogyahay sanadaha tirada maalmaheedu in ay yihiin 365 maalin laakiin dhulka waxuu wareeg ku samaynayaa qoraxda 365 maalin iyo rubuc maalin waxay noqonaysaa dhammaan rubucyadaas ku daristooda sanadka afaraad si ay ugu beeganto kalanderka wareegaas.

Qoraalka gudaha oo kooban

29 FebraayoEdit

Sanad Maalin Dheer tirada maalmaheeda 366 maalin iyadoo lagu kordhiyay maalin sanada caadiga ah maalintaas lagu kordhiyay waa 29 Febraayo afar sano ee kasta waxaa jirta maalinta 29 febraayo hal kaliya.

Liiska sanadaha maalin dheerEdit

Sidoo kale eegEdit

TixraacEdit

  1. Markii ugu horaysay sanad maalin dheer ee kalandarka Garigoriyan


Missing required parameter 1=month!


Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: