Samsung

sharkad laga leeh kuuriyada koonfured soona saarta electroniga

Coordinates: 37°29′48″N 127°01′37″E / 37.496609°N 127.026902°E / 37.496609; 127.026902

Astaanka Samsung
Xarnta shirkada Samsung oo Seoul

Samsung Group ama Samsung waxaa shirkad soosaarta waxyaabaha elektarooniga ku sheqeeya xarunteedu waxa ay kutaalaa wadanka Koonfur Korea gaar ahaan magaalda caasimada ee Seoul. Shirkada waxaa u shaqeeya shaqaale kabadan ilaa 208,000 oo qof waa mid kamida shirkadaha ugu horreeya dhanka qalabka danabka koronrada ku shaqeeya ( Electric). Shirkaddani waxa ay ka hawlgashaa dhammaan waddamada dunida iyada oo xafiiltan ba'ani kala dhexeeyo shurkadda reer Maraykan ee Apple.