Salo
Template:Infobox Finnish Municipality
Salo waa magaalo ku taal finland waxa ay kutaalaa gobolka Varsinais-Suomi, dadka dagan magaaladaasi waxa ay gadhayaan 54.987 waxa ay ku fadhidaa dhul lagu qiyaasay 2.168,38 marka loo eego afka finland kalmada solo waxa ay kadhigantahay kaynta