Saleebaan (magac)

(Waxaa laga soo toosiyay Saleebaan)

Saleebaan (Af Ingiriis : Salman ama Selman; Af carabi: سلمان) sidoo kale Sulmaan, Suleymaan iyo Saleyman waa magac Af-Carabi ah kaasi oo loo bixiyo labka dadka.

Dhawaaqid Af-Carabi: [sal'maːn]
Af-Hindi: [səlˈmaːn]
Nooc Magac lab
Macnaha "Naxariis iyo nabad"
Meesha asalka Af-Carabi

Sidoo kale fiiri

Tixraac