Saldanadii Cal Miskaad

sidoo kale loo yaqaanay Saldanadii Dishiishe ama Saldanadii Boosaaso, waxay ahayd Ugaastooyo Soomaali qarnigii 19aad ilaa qarnigii 20aad ka jirtey deegaanada galbeedka gobolka Bari, iyadoo markii dame awoodeedu ku fiday qaybo ka mid ah gobolka Sa...
(Waxaa laga soo toosiyay Saldanadii Calmiskaad)

Saldanadda Cal Miskaad (Af Soomaali : Sultanate of Cal Miskaad, Af Carabi : ar‎), sidoo kale loo yaqaanay Saldanadii Dishiishe ama Saldanadii Boosaaso,[1] waxay ahayd Ugaastooyo iyo Boqortooyo Soomaali qarnigii 17aad ilaa qarnigii 20aad ka jirtey deegaanada galbeedka gobolka Bari, iyadoo markii dame awoodeedu ku fiday qaybo ka mid ah gobolka Sanaag. Waxaa aasaasey 1777-dii Ugaas Cali Gurey oo ahaa, hoggaamiye, dagaalyahan iyo gabyaa dhowr jeer dagaal la galay gumaystihii Talyaaniga. Awooda Saldanada ee dhinac walba waxaa lafdhabar u ahaa beesha Diishiishe.

Suldanadda Dishiishe

Suldanadda Cal Miskaad
𐒈𐒚𐒐𐒆𐒖𐒒𐒖𐒆𐒆𐒖 𐒔𐒙𐒁𐒕𐒙
سلطنة المسكاد
1777–1929
XaruntaBoosaaso
LuuqadaAf-Soomaali · Af Carabi
Diinta
Islam
DowladdaUgaastooyo Boqortooyo
Ugaas BoqorHogaamiye
• 1777-1929
Cali Gurey
• Boqor Cade
Boqor Yusuf
Taariikh 
• Aasaasay
1777
• Burburtey
1929
Succeeded by
Italian Somaliland
Maanta qeyb ka ah Somalia

Sidoo kale fiiri

wax ka badal