Saldanadii Cal Miskaad

sidoo kale loo yaqaanay Saldanadii Dishiishe ama Saldanadii Boosaaso, waxay ahayd Ugaastooyo Soomaali qarnigii 19aad ilaa qarnigii 20aad ka jirtey deegaanada galbeedka gobolka Bari, iyadoo markii dame awoodeedu ku fiday qaybo ka mid ah gobolka Sa...

Saldanadda Cal Miskaad (Af Soomaali : Sultanate of Cal Miskaad, Af Carabi : ar‎), sidoo kale loo yaqaanay Saldanadii Dishiishe ama Saldanadii Boosaaso,[1] waxay ahayd Ugaastooyo Soomaali qarnigii 19aad ilaa qarnigii 20aad ka jirtey deegaanada galbeedka gobolka Bari, iyadoo markii dame awoodeedu ku fiday qaybo ka mid ah gobolka Sanaag. Waxaa aasaasey 1886-dii Ugaas Cali Gurey oo ahaa, hoggaamiye, dagaalyahan iyo gabyaa dhowr jeer dagaal la galay gumaystihii Talyaaniga. Awooda Saldanada ee dhinac walba waxaa lafdhabar u ahaa beesha Diishiishe.

Suldanadda Dishiishe

Suldanadda Cal Miskaad
𐒈𐒚𐒐𐒆𐒖𐒒𐒖𐒆𐒆𐒖 𐒔𐒙𐒁𐒕𐒙
سلطنة المسكاد
1886–1929
XaruntaBoosaaso
LuuqadaAf-Soomaali · Af Carabi
Diinta
Islam
DowladdaUgaastooyo
UgaasHogaamiye
• 1886-1929
Cali Gurey
Taariikh 
• Aasaasay
1886
• Burburtey
1929
Succeeded by
Italian Somaliland
Maanta qeyb ka ah Somalia

Sidoo kale fiiri

wax ka badal