Saldanadi Ifat

Saldanadi Ifat (; ) (sidoo kale loo yaqaanay Boqortooyada Ifat) waxay aheyd boqortooyo ka talin jirtay deegaano badan oo ka tirsan Geeska Afrika wakhtiyadii udhexeeyay qarnigii 13aad ilaa qarnigii 15aad.[1][2][3]

Saldanadi Ifat

1285–1415
The Sultanate of Ifat.png
Deegaanada ka talineysay qarnigii 14aad.
Xarunta Saylac, Somaliland
Luuqada Af-Soomaali, Af-Harari, Af-Carabi, Af-Cafari
Af-amxaari
Diinta
Islaam
Dowladda Boqortooyo
Suldaan Hogaamiye
Taariikh  
• Aasaasay
1285
• Burburtey
1415
ISO 3166 code [[ISO 3166-2:Template:ISO 3166 code|Template:ISO 3166 code]]
Preceded by
Succeeded by
Saldanadi Showa
Saldanadii Cadal
Maanta qeyb ka ah  Somaliland
Flag of Eritrea.svg Eratareya
 Ethiopia
 Djibouti

HordhacEdit

Saldanada Ifat waxay ahayd maamul boqortooyo Islaami taasi oo ay maamuleysay Boqortooyadii Walashma. Magaalada qadiimiga ah ee Saylac ayaa saldhig u ahayd saldanada oo ka talinjirtey waqooyiga Soomaaliya, meelo ka mid ah dhulka Itoobiya iyo Jabuuti ilaa Eratareya. In kastoo boqortooyadu ka bilaabantey magaalada taariikhiga ah ee xuddunta u ahayd ee Saylac waxay saldhigyo waaweyn ku lahayd magaalada Harare iyo nawaaxigeeda.

Sidoo kale FiiriEdit

TixraacEdit

  1. The Editors of Encyclopædia Britannica. Encyclopedia Britannica https://www.britannica.com/place/Ifat. Soo qaatay 2017-01-16.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. J. Gordon Melton and Martin Baumann, Religions of the World, Second Edition: A Comprehensive Encyclopedia of Beliefs and Practices, page 2663
  3. Asafa Jalata, State Crises, Globalisation, And National Movements In North-east Africa page 3-4