Salaar waa khudaar. Lafaha iyo caleemaha labadaba waa la cuni karaa.

Salaar
Beer salaar baraf ah oo ku taal California
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo: Plantae
(darajo la'aan): Tracheophyta
Angiospermae
Dhir abuur badan (eudicots)
Asterids
Bahka: Asteraceae
Qabiilka: Cichorieae
Duulka: Lactuca
Noocyada: L. sativa
Eray la mid ah

Koraaya salaar wax ka badal

Salaar waxa lagu beeri karaa meelo badan oo aduunka ah, oo ay ku jiraan Yurub, Aasiya, iyo Waqooyiga Ameerika, cimilo dhexdhexaad ah. Waxay u rogi doontaa dhadhan qadhaadh cimilada kulul.

Noocyada salaar wax ka badal

Inta badan caleemaha salaarku waa cagaar, laakiin qaar waa casaan.

Tixraac wax ka badal

  Maqaalkan guud waa la bilaabay.
Wax ma ka taqaan Salaar sida taariikhdeeda ama xidhiidhka ay la leedahay mawduucyo kale?
Waxaa laga yaabaa inaad ku aragto macluumaadka Wikibidhiya Ingiriiska ama luqado kale oo ay tahay in la tarjumo?
Markaa waxaad ku caawin kartaa Wikibidhiya leh wax ka bedel oo ku dar xog.