Salaad Jeelle wuxuu ahaan jiray wasiir ku xigeenkii gaashaandhiga ee Dawladda kumeelgaarka Soomaaliya, wuxuuna ka mid ahaa wasiiradii dowladdii Cabdullaahi Yuusuf Axmed.