Dawlada Soomaaliya waxay safaarado ku leedahay wadamo badan oo caalamka ah; kuwaasi oo tirsan dhamaan qaaradaha aduunka.[1] Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya iyo safaaradaha ayaa masuul ka ah xidhiidhka, heshiisyada iyo cilaaqaadka dowlada Soomaaliya la leedahay dunida inteeda kala. [2].

Khariidadda dalalka martigeliyay ergada diblumaasiyadeed ee Soomaaliya.

Europe Continent

Asian Continent

African Continent

The Ameerikas

Gallery

Tixraac

  1. "Nuqul Archive" (PDF). Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 24 January 2013. Soo qaatay 13 March 2013.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  2. Lacey, Marc (5 June 2006). New York Times http://www.nytimes.com/2006/06/05/world/africa/05somaliland.html. Soo qaatay 2 February 2010.  Maqan ama ebar |title= (caawin)