SAABAAN waxaa markii hore loo yaqaanay Diamond Furniture waxaana lagu aasaasay Muqdisho, Soomaaliya sannadkii 2014 kadib waqti dheer oo cilmibaarista suuqa maxaliga ah ee warshadaha alaabta guriga, kadib waxay shaqaaleysiisay in ka badan boqol qof, oo ay ku shaqeynayaan afar bandhig iyo labo keyd oo Muqdisho ku yaal

SAABAAN (Shirkad)
Shirkad gaar ah
La aasaasay2014 (2014)
XaruntaMuqdisho, Soomaaliya
Meelaha loo adeegsaday
Muqdisho, Soomaaliya
Dadka muhiimka ah
Ali Mohamud Abdulle (Gudoomiyaha)
AlaabtaAgabka guryaha, Agabka iskuulka, Agabka jiimka, Agabka xafiisyadda
WebsiteSAABAAN

Linkiyo banaanka ah wax ka badal