Rawan Cbdullah Abu Zaid (Carabi: روان عبدالله ابو زيد, dhashay Ogosto 14, 1989) loo yqaano Roz ama Model Roz waa moodel Sucuudi ah, kuna nool dalka Maraykanka. Waxay shaqadeeda bilawday 2013 waxayna heshay caan ah.[1]

Roz
Roz ee 2018
Ku dhashayRawan Cbdullah Abu Zaid
روان عبدالله ابو زيد

(1989-08-14) Agoosto 14, 1989 ( 34jir)
Gobolka Bari, Sacuudi Carabiya
Sanadaha Shaqada2013–hada



  1. Meet Roz, the Saudi influencer causing a stir stateside.