Rotterdam
Rotterdam Waa magaalada labaad ee ugu weyn Nederland waxaa ku nool qiyas ahaan 588,000 oo qof. Rotterdam sidoo kale waamid ka mid magaaloyinka iyo dekedaha caalamka ugu mashquulka badan.waana dekeda ugu weyn ee yurub. Magaalada waxaa mara wabiyaal badan waxaana ugu weyn wabiga Maas. Rotterdam waxa ay kamidtahy magaalooyinka ay sida baan u khasaaruhu ugasoo gaadhay dagaalkii labaad ee dunida waxaa burbray dhamaan goobihii taariikhiga haa ee magaalda.
Dawladdaha Hoose ee Rotterdam
wax ka badal- Delfshaven (waxaa lagu daray 30 Jannaayo 1886)
- Charlois (waxaa lagu daray 28 Febraayo 1895)
- Kralingen (waxaa lagu daray 28 Febraayo 1895)
- Hoogvliet (waxaa lagu daray 1 May 1934)
- Pernis (waxaa lagu daray 1 May 1934)
- Hillegersberg (waxaa lagu daray 1 Agoosto 1941)
- IJsselmonde (waxaa lagu daray 1 Agoosto 1941)
- Overschie (waxaa lagu daray 1 Agoosto 1941)
- Schiebroek (waxaa lagu daray 1 Agoosto 1941)
Qowmiyadaha Ku Nool Magaalada Rotterdam
wax ka badal- Tirakoob lasameeyay 2004
- Holandeeska :318,672
- Surinaam : 52,377
- Turki : 43,550
- Marookaan : 34,281
- Soomaali : 32,752