Waa beel kamid eh beelaha Soomaalida waxayna kamid tahy kuwa hoostaga Beesha Mareexaan ee Beelweynta daarood. Reer Reer Diini waxay dagan yihiin dhulka Soomaalida gaar ahaan waxay dagaan Magaalada Kismaayo, ee gobolka Jubada hoose, Bu’aale Gobolka Jubada Dhexe, Cabudwaq ee Gobolka Galgudud iyo Bardhere iyo garbahrey ee Gobolka Gedo.[1][2]

Tixraac wax ka badal

  1. http://hassanaj.blogspot.com/2016/01/?m=1
  2. http://www.abtirsi.com/view.php?person=371&abtirsiLang=1