Rajabeeto

Dharka hoosta ee haweeneyda si ay u taageerto dhaqdhaqaaqa naasaha

Rajabeeto (Ingiriis : Bra, Af-carabi مشد صدر) waa calal suuf ka samaysan oo dumarku ku celiyaan qaybta hore ee xabadka. waxaa la sameeyay qarnigii 19aad.