Radio laascaanood waa raadio oo laga dhageesto woqooyiga dalka soomaaliya,raadiyahaan xaruntiisa waxee ku taalo magaalada Laascaanood ee gobolka Sool woqooyiga dalka Soomaaliya, Raadiyahaan waxaa laga dhageestaa magaalo yaal badan oo ku yaalo gobolada Woqooyiga.