Radhi Jama waa qoraa oo faafintiisa ah gaslighting, oo erey Ingiriis ah, micneheeda ah khiyaano. Radhi waa nin oo ku nool Kanada iyo u shaqaysta xisbi siyaasadeed UCID ama Ururka Caddaalada iyo Daryeelka. Guud ahaan, qoraallada Radhi Jama waxay ka tirsan tahay khuraafaadka, aflagaad, xadgudubka iyo dacaayad xagga taariikhda Daraawiishta. Weliba, Radhi Jama wuxuu ku tilmaama gumeysiga inay ka sharaf badhan yihiin dadka daraawiishta ahaa.

Khuraafaadka iyo masayrka wax ka badal

Radhi Jama wuxuu ku dhashay magaalada Ceel Afweyn tobbanaadka 1970s dhexdeeda. Radhi Jama maalgelinta khuraafaadkiisa wuxuu ka helaa xisbiga siyaasadeed UCID. Ujeeddada Radhi Jama waxa weeyaan inuu jahwareer ku faafiyo taariikhda Soomaaliyeed, gaar ahaan, taariikhda Daraawiishta.

Guud ahaan, farriinta Radhi Jama waxa weeyaan nacaybta halgankii Darwiish, iyo gaar ahaan waxa weeyaan mid qabyaalad ah. Qabyaaladaas wuxuu ku diiradda saara inuu faafiyo wax la yiraahdo Jeegaanism, oo ficilkeeda ah, fidinta fikradda iyo dhulka beesha ictiraaf rabta.

Daabacaada Radhi Jama waxaa ka mid ah "History Of Sultan Nur Ahmed Aman 1837-1905 and the Somali Dervish". 2010kii ilaa 2011kii wuxuu Radhi Jama raadineyey xafiis oo ogeysiiska ama daabacaadda ka tirsan. Laakin kuligood way u diideen, sabab ahaan waxay sheegeen wargeyskiisa inay tahay macno darro oo khaldaan iyo been-abuur ah.

Gudagal fara badan ayuu kumbuyuutarkiisa ka tijaabiya oo kadib na ka qaybgala muran oo ka tirsan doorashada oo af ingiriis loo yaqaano "cherrypicking". Waxaa la sheegay, gabadh uu Radhi Jama ku bartay magaalada Edmonton Alberta, oo uu aad u jeclaa, baa doortay nin oo Dhulbahante ah. Xaaladaas waxaa wadnaha Radhi ku kiciyey Radhi oo Dhulbahante-nacayb ah. Isla markas ka bacdi, wuxuu Radhi yeeshay fikrad oo ka mid ah "anti-Dhulbahante".

Midabtakoor wax ka badal

Waxaa yaab ah, ninka Radhi Jama wuxuu hanuun iyo hagis ka qaata nimanka ee ugu midabtakoor iyo gumeysi jecel ah. Ninkaas ee midabtakoor iyo gumeysi jeceyl, qofkaas waa nin Ingiriis ee tariikhyahan loo yaqaano Roy Irons. Maxaa ku kalifay Radhi Jama inuu gumeysi-jecayl iyo midabtakoorka ee Roy Irons la mid ah ammaan mariyo? [1][2]

Jawaabaha wax ka badal

Mawduucyada oo khuraafaad ah, iyo jawaabaha waxaa ka mid ah:

  • (Radhi) "Aw Jama wuxuu ahaa nin oo qabyaalad ah"
  • (jawaab) Taas waa been. Xafiiska uu joogay, ee "Akadeemiyaha Dhaqanka" la odhan jirey, waxaa taliye ka ahaa niman iyo haween oo Dir, Hawiye iyo Raxanweyn ahaa oo la kulmi jireen.
  • (Radhi) "Dawladda Hantiwadaagga ee Jaale Siad Barre wuu Dhulbahanteeyey taariikhda Daraawiishta"
  • (jawaab) Taas waa been. Fikrada horjeedka baa run ah. Tobanaanshadii buugiisa la daabacay, ee tobanaanshaha 70s ahayd, waxay ahayd tobanaansho oo ka tirsanayd Soomaalinimo. Markii hore, taariikhda lama beddeli karo. Ta kale, James Hayes Sadler, oo hogaamiye ahaa wakhtiga gumeysiga, wuxuu ku yidhi abaanduulkii guud ee Eric Swayne, guutooyinka Daraawiishta waxay ku dhawayd ​​gabi ahaanba Dhulbahante.
  • (Radhi) "Aw Jama, wuu yarayn jirey qiimaha jilayaasha Darwiish ee Isaaq ahaa"
  • (jawaab) Taas waa been. Haddii uu ka hadlaayo tixraacda ee jilayaasha ee 1919ka, isla bogga, qiimaha asalka ahaa, way ku qorantahay. Sawirraha Radhi waa sawirro oo sir ah, oo waliba qarinaaya bogga hore, ama kii dambe. Weliba, lacag-rasmiga xiligaas waxay ahayd macdinka Rupee. Macdinka Rupee na, waxay ahayd lacag-rasmi oo sicir barar nugul ku ah.

References wax ka badal