Rabi' al-awwal waa bisha saddexaad Sano dayax ama Hijriyad waxaa ku jirta 12 Rabi' al-awwal ama soomaalidu u taqaan (Moowliid) waa maalin ay culumada suufiyadu xusaan dhalashada nabi maxamed scw.

Template:Hijriyad