Raage Oomaar Waa wariye soomaaliyeed oo caan ka ah caalamka oo dhan.Raage waxa uu ku dhasahay caasimada Muqdisho, taariikhda marka ee aheed 19-juun 1967, waxa dhalay nin ganacsade wayn oo caana.Raage eheladiisa waxee ka soo jeedaan woqooyiga soomaaliya gaar ahaan magaalada hargeysa markii uu raage gaadhay laba sano ayay caailadiisu u guureen wadanka ingiriiska, halkaas ayuu raage wax kubartay noloshiisana ku dhistay.Raage waxa uu aad u bartay taariikhda kadib waxa uu noqday suxufi.waxa uu u sheqeeyay BBCda sanadkii 2006 waxa uu u wareegay Aljaziira qaybta ingiriisiga. raage waxa uu aad ugusoo caanbaxay kadib markii ay bbcdu u dirtay in kasoo warmo dagaalkii Ciraaq halkaas oo khatartii kajirtay uu markasta hortaagnaa kamarada si uu caalmka war cada ugasiiyo waxa kasocda ciraaq. waxa uu imika sida la sheegay ku biiray telefishanka TV5 isagoo ka tagay jasiira laanta afka englshta

File:Raage.jpg
Raage Omaar