Open main menu

Raadhoon

Raadhoon.

Raadhoon (ingiriis: Radon) astaanta (Rn) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay sideetan-iyo-lix (86). Curiyaha Raadhoon waa neef ka tirsan guruubka 18aad ee Neefta Gobta (Noble Gas) iyo heerka 6aad ee Diwaanka Curiye iyo guruubka p-block.


XigashoEdit