Qusuusiga waxay ahayd dawlada daraawiishta. Qusuusiga, waxaa ka mid ahaa:

Reer adeerahaEdit

Ilma-abtiyaashaEdit

Reer MaganEdit

Reer magan waa qoyskii iyo ilma-abtiyaashii Sayyidka ee Ali Gheri (ilma-abti) iyo Caraale Mahad (habarwadaag) ah.

  • Aw Obsiiye Seed Magan aasaaski darawiish - oo Cali-Geri ahaa
  • Aadan Seed Magan, aasaasaha daraawiishta; abtigii Sayyidka; ku geeriyoodey Beerdhiga; uu Eric Swayne ka yidhi inu ka mid ahaa "six leaders of the enemy's force were killed" iyo Sayyidka ka yidhi "garaadka daraawiishta"
  • Aw Jaamac Seed Magan oo Cali-Geri aaha, Sayyidka abtigiis; ee xabsiga lugu xidhay 1920kii; Darawiish gabyaa aftahan ka ahaa
  • Oogle Seed Magan oo Cali-Geri ahaa; muqaddmka guutada Golaweyne; madaxa shirqoolkii 1918 loo wareejinta Reer Magan ee Jidaali
  • Khaliif Looyaan Seed Magan, oo Cali geri ahaa
  • Dahir Seed Magan, Cali Geri ahaa
  • Guuliye Xiddig Waaley Magan (reer ilma-abtiga Sayyidka)
  • Qaloombi Waaley Magan (reer ilma-abtiga Sayyidka)
  • Mire Gorgor Warsame Magan (reer ilma-abtiga Sayyidka)

Caraale mahadEdit

  • Aw Cabbaas Xuseen aasaaskii daraawiishta; Caraale Mahad ahaa; hoogaamiyaha dagaalkii Jigjiga ee Gurdumi 1900kii ku geeriyooday
  • Cali Xaaji Axmed Aaden, hoogaamiye fardaha Darwiish; Caraale Mahad ahaa; habarwadaag u ahaa Sayyidka
  • Cabdullaahi Aaden Oogle, muqaddimka ee dul madobe; ee Caraale Mahad ahaa
  • Maxamuud Daahwareershe Aadan Oogle, jaalkaa iyo walaalkii Cabdullaahi Aaden Oogle; Caraale Mahad ahaa
  • Cabbaas Xaaji Cabdiraxmaan, ragga xarunta
  • Cismaan Xaaji Cabdiraxmaan, walaalkii Cabbaas Xaaji Cabdiraxmaan
  • Guuleed Caligeri Axmed, ee Caraale Mahad gashaanbuur Caligeri ahaa; ku geeriyooday dagaalka 1901 Caanoxadhigle; uu Captain Malcolm McNeill ka yidhi: "an important horseman of the Ali Gheri being killed amongst others", iyo Sayyidka ka yidhi "gaanaha Darwiish" iyo "garaadka Darwiish"
  • Jama Lugay; ragga xarunta
  • Biixi Kidin Axmed, shahiid ahaa, ee wiilkiisa Jaamac ahaa darwiishka ugu danbeeyey ee qalcaddii Sayyidka goobjoog ka ahaa

Ali GheriEdit

Maxamud GaradEdit

Jama SiadEdit

  • Hussein Yusuf Ajuuraan, muqaddimka Miinanle oo guulestay dagaalkii Endow Pass 1917kii[2]
  • Xirsi Cartan Boos, muqaddimka guutada Ragxun, ee Richard Corfield dilay; qusuusi-ahaan xabsiga Berbera lagu xiray
  • Xirsi Jeedlade oo Jama Siad ahaa; dumaashi u ah Sayyidka walaalkii Yusuf; muqaddimka guutada Dharbash
  • Warsame Cali Gulaydh, oo Jama Siad ahaa; xeelada beddelashada ka go’aansaday dagaalkii Dul Madobe 1913kii
  • Xirsi Guuleed/Hersi Guleid, Reer Warame - Jamac Siyaad, tusaaleyaasha daraawiishta
  • Adan Ali Goroh/Aadan Cali Gurey, gaadiidleyda buntukhaha daraawiish; Jamac Siad
  • Shire Cumbaal/Umbaal/Ambaleh, Jamac Siyad; uu General Sir William Manning ka yidhi "was a very important leader of the Dervishes"; geeriyooday 1910kii

UgaadhyahanEdit

  • Muuse Taagane, colkiisa diley Captain Angus, ku geeriyooday dagaalkii 1910kii ee Habarhumbulle; uu Sayyidka ka yidhi waa "gaanaha Darwiish" iyo "garaadka Darwiish"
  • Xirsiwaal Cashuur, lagu diley Jidbaale; la-taliyaha Sayyidka; colkiisa diley abaanduul Charles Godfrey; uu Sayyidka ka yidhi waa "gaanaha Darwiish" iyo "garaadka Darwiish"
  • Xasan Gaagguf Axmed Mulac, ee guutooyinkiis diley Arthur Plunkett; uu Sayyidka ka yidhi waa "gaanaha Darwiish" iyo "garaadka Darwiish"
  • Cabdul Cilmi Xaasey, Ugaadhyahan, taliyaha dagaalkii Darwiish vs Ilaalos 1919kii meel Yufle u dhow
  • Bullo Nur Xiddig, deeqsiyaasha kooxda Garbo; oo Nur-Axmed-Ugaadhyahan ahaa
  • Nur Xidig/Nur Hedik, muqaddimka Guuto Baroorka; oo Ali Naleye Ugaadhyahan ahaa; Wiliam Manning ka yidhi inuu Daraawiish ka ahaa "leader"; oo la dooxay iyo jidhka dhaawac gaadhay dagaalkii 1910 ee qaxinta Anjeel u khuseeya Nuur Dhalbaas iyo Aadan Cigaal; naafo noqday
  • Cabdi Nur Xiddig, qusuusi ahaa, wiilka muqaddimka Nur Xidig
  • Cadcad Nur Xiddig, walaalkii Cabdi Nur Xiddig; la-taliye ku ahaa dagaalkii Dul Madobe
  • Afqarshe Xassan Ismail, oo Adan-Naleeye ahaa; afhayeenka Darwiish, afmaalka Darwiish, aftahanka Darwiish (nabaddoon), afmiishaarka Darwiish
  • Muuse Ciise Gane, Naleeye Axmed - Reer Cilmi; abaanduulaha Darwiish
  • Ducaale Ileeye oo Rikhaaye ahaa, muqaddimka dagaalkii 1914 Shimbibiris; gudoomiyaha qalcadii Jiidali
  • Xaashi Cabdi Geydhe, oo Ugaadhyahan Gaboobe ahaa; abbaanduule guuto Miinaanle
  • Carab Illaawe, oo Ugaadhyahan Gaboobe ahaa; muqaddimka dagaalka Daboolaane

WacaysEdit

  • Gaannii Gaalleef Cali Xaad
  • Soofe Gaalleef, Maxamuud garaad oo gaashaan iyo muqaddim ka ahaa gobolka Sanaag
  • Qamaan Aaden Ismaaciil, Wacays Abdallah Ugaadhyahan, deeqsiyaasha xarunta
  • Maxamuud Feyte, gudoomiye iyo abaanduulaha saldhiga Buraan
  • Warsame Axmed Gurey Jawjawle, garsooraha Daraawiish

Nur AxmedEdit

Faarax GaraadEdit

BaharsameEdit

Odala GeshiisheEdit

Inta kaleEdit


  • Jaamac Boos, taliyaha Jidbaale 1904, ee colkiis diley gaashaanle Joseph Raboteau Welland
  • Cali Nuur Boos, dumaashi u ahaa laba Qusuusi ee kala ahaa Faarax Aw Cumar iyo Cabaas Aw Muuse; Jaamac Boos waa adeerkiis
  • Cigayoon, warfaafinta darawiish

Bah NugaalEdit

QayaadEdit

  • Maxamuud Dheri, aasaaskii daraawiishta; uu Sayyidka ka yidhi waa "garaadka Darwiish" iyo "gaanaha Darwiish"; abaanduulka Guuto Xamarka; ku geeriyooday Cagaarweyne
  • Macalin Maxamed Nuur, Qayaad Bah Nugaal; wakiil; gudoomiyaha saldhiga Docmo
  • Faarax Qarshi/Faarax Qashe, oo Qayaad bah Nugaal ahaa, (hogaamiyaha Bah Udgoon/reer webi; muqaddimka dagaalkii 1913 Beledweyne)
  • Macalin Cagadhiig oo Qayaad bah nugaal ahaa; gudoomiyaha qalcadii Beledweyne
  • Diiriye Shirwac Caytan, gaashaanka dagaalkii Beledweyne
  • Axmed Shirwac Jaamac, Qayaad, danjire xagga Turkiga iyo wakiilka iyo ergada u Douglas Jardine ka yidhi "a firm believer in the divine nature of the Mullah's mission"
  • Casayr Axmad Cigaal, warfaafinta xarunta
  • Maxamuud Falaash,

Inta kaleEdit

  • Ali Nayroobi, Ugaasyada Bah Nugaal Dhulbahante ahaa
  • Maxamuud Fayte/Feyte, Ugaasyada Bah Nugaal ahaa, muqaddimka dagaalkii Habarhumbulle 1910 vs Reer Khalaf Majeerteen; gudoomiye iyo abaanduulaha saldhiga Buraan
  • Aw Cabdille Ibraahim, Xassan Ugaas ahaa; ee qusuusiga sare ahaa, madaxa xeebta qaranka Darawiish dhinaca Maakhir
  • Axmed Aadan Surgo, Xassan Ugaas ahaa; deeqsiyaasha xarunta
  • Faarax Baqardhe, Xamud Ugaas; ragga xarunta
  • Cismaan Darwiish/Osman Dervish, xamud ugaas ah; danjire; madaxda Qalcidii Daryare (u dhow magaalada Gambadhe, gobolka Sool)
  • Xuseen Aabi Cilmi, Ebirar Bah Nugaal; wershadaha xarunta
  • Abokor Seed Cali, Yaxye Bah Nugaal, qorshaynta xarunta


  • Ibraahin Xoorane, Hayaag ahaa; muqaddimka Shiikhyaale
  • Adam Maleh, Hayaag ahaa; ee markuu dhintay 1910kii, general Sir William Manning baa ka yidhi wuxuu Daraawiishta ka ahaa "leader"
  • Ismaaciil Urwayni, aasaasaha taariqada Saalixiya
  • Xaashi Gaabane, oo abbaanduule uu ahaa Casardega

DaroodEdit

  • Shire Jama, Reer Axmed Marehan; ergay
  • Shabeel Carab, Reer Kooshin Marehan; ergay
  • Dhuux Warsame, Marehan
  • Hirsi Akaal, Reer Warfaa Marehan; ergay
  • Aadan Cawl Jaamac, Awrtable ahaa, deeqsiyaasha xarunta
  • Garaad Cabdi Garaad, Jidwaq (Absame) ahaa; wiilka Cabdi Garaad Yusuf oo badbaadiyay Sayyidka waqtiga shirqoolkii Gurdumi

HartiEdit

  • Ismail Khaire, Dubeys warsangeli ahaa; gudoomiyaha saldhiga Badhan
  • Shacni Cali Ibraahin, reer garaad warsangeli ah; walaashii Nuur Xaashi; muqaddimka "Garbo Shacni Cali"; haween ahayd
  • Nuur Xaashi Cali Ibraahim, reer garaad Warsangeli; muqaddimka dagaalki Febraayo 1919 ee OK Pass; waayeelkii Canjeel ee Darwiish ku noqday
  • Gerad Dhahar, Dubeys ahaa
  • Cali Maax, Bahidoor Warsangeli ahaa, badmaax ahaa
  • Abshir Dhoore, Samatar Reer Khalaf Omar maxaaamud majeerteen ahaa; muqaddimka Golaweyne
  • Xasna Dhoore, deeqsiyaasha kooxda taargooye; oo Samatar Reer Khalaf majeerteen ah; haween ahayd
  • Omar Doreh, oo darwiish ka qaxay waqtiga Anjeel
  • Warsama Doreh, oo Darwiish ka qaxay waqtiga Anjeel
  • Aadan Cigaal, Reer Cigaal - Bicidyahan Majeerteen; wakiil, xildhibaan; isaga iyo nuur Dhalbaas ka mid ahaa qaxinta Anjeel ee dabadeed gacanta darwiish ku geeriyooday[3]
  • Cali Faahiye Geedi, Ali Saleebaan, Majeerteen, ganacsade buntukh - ninkii calanka Talyaaniga gubey
  • Ciise Dhoollawaa, hogaamiye ganacsiga badda; reer boqor Majeerteen
  • Xaaji Goonni, Cumar maxamuud ahaa, taageerayaasha Sayyidka
  • Ciise Fikad Faarax, Osman Maxamud Majeerteen ahaa, deeqsiyaasha xarunta
  • Maxamed Nuur Cali, Osman Maxamud Majeerteen ahaa; deeqsiyaasha xarunta

IrirEdit

IsaaqEdit

  • Ibrahim Xasan Buqul, Isaaq - Aden Madobe; danjire; garabka u ahaa Nuur Xaashi dagaalki Febraayo 1919 ee OK Pass; afhayeen na u ahaa booqashada Cismaan Darwiish (Osman Dervish)
  • Haji Sudi, Isaaq - Xasan Aden Madobe (Isaaq); Qusuusi; afhayeenka Sayyidka
  • Ibraahim Joode, Isaaq - Xasan Adan Madobe (Isaaq); xildhibaan
  • Deria Arale, Isaaq - Xasan Adan Madobe (Isaaq); Anjeel ka-hor; wakiil - xildhibaan
  • Deria Gure, Isaaq - Xasan Adan Madobe (Isaaq); Anjeel ka-hor; wakiil - xildhibaan
  • Abdillahi Shihiri - Xasan Adan Madobe (Isaaq); Anjeel ka hor; wakiil - xildhibaan
  • Cabdi Warsame Dheere, Habr Yunus (Isaaq); Qusuusi
  • Jibriil Turwaa, Habr Yunis (Isaaq); ragga xarunta
  • Jama Tamiinlaaye, oo Sacad Yunus (Habr Awal); danjire ee Talyaaniga

Inta kaleEdit

ShisheeyeEdit




ReferencesEdit