Qurbo Joog ama Dibad Joog waa dadka u qaxay ama u guuray wadamada dibada ah oo ka maqan dalka ay u dhasheen. qurbo joog qofka waxaa ka dhigi kara shaqo dowladeed oo uu ka hayo ama dhib ka dhacay dalkiisii oo ku kalifay inuu u dal kale ku noqdo qorbe joog.

Dadka ugu qorbe joogta badan aduunka wax ka badal

Dadka caalamka ugu badan ee qurba joogta ah waa dadka Falastiin, suudaan iyo soomaalida. waxaa tobankii sano ee u dambeeyay ku biiray ku waas Dadka Ciraaq, Suuriya iyo Afgaanistaan.

Dhibta Qurbaha wax ka badal

Qurbaha ayaa dhibaato badan leh sida dhaqan badal, cadaadis jinsiyad, midab takoor, iyo shaqo yari ama xoriyad yar. waxaa u sii dheer hilowga dalkii loo qabo.

Sidoo kel eeg wax ka badal