Qoorgooye

maxaa sababa cudurka Qoorgooye

Qoorgooye waa cudur khatar ah oo maskaxda gala, oo qandho, madax-xannuun, matag wata.