Qoone waa Miro qolof adag, waxoo ka baxaa dalka Soomaaliya gaar ahaan Hirshabele sate, waa miro la cuni karo.