Qalfoof waa lafaha bini aadanka ama xayawaanaadka. qalfoofta bini'aadanka waxee ka koobanyihiin 206 oo lafo. lafaha ugu culus bini'aadanka waa kuwa lugaha ku yaalo. Taasi oo ah, markii oo ninka 70kg yahay lafta waxaa waaye 1kg. Lafaha waxaa loogu talagalay in ee Jirka iyo murqaha isku celiyaan. Lafta madaxa waxee caawisaa maskaxda si oo wax ugu dhicin. Lafaha badankooda waxee caawiyaan wadnaha ama kuwa dhabarka.

Qalfoof