Qurux

(Waxaa laga soo toosiyay Qalanjo)

Qurux ama qalanjo waa waxyaabaha oo indhaha cajabiyay oo ay ka helaan. Quruxda waxa ay ka soo horjeeda waxyaabaha foolxun.