Qabuuraha baqiic waa qabuuro taariikhi ah oo ku yaalaan magaalada madiina munawara waqtigii rasuulka scw ayaa la bilaabay waxaana ku duugan in ka badan 10 kun oo saxaabi sidoo kale culumo badan oo magac leh, siyaasiyiin iyo dad kala oo tiro badan ayaa ku duugan.

Sanad kasta kumanaan qof ayaa u yimaada siyaarada qabuurahaan, waxaana la wariyaa axaadiis cadeeneesa fadliga dadka ku duugan.

Taariikhda qabuuraha wax ka badal

dadka caanka ah ee ku duugan wax ka badal

xigasho wax ka badal